Macruuf International College wuxuu kuu diyaariyay Diploma Courses, Short courses iyo Xirfado Online ah oo aad baran karto meel kasta oo aad dunida ka joogto, adigoo helaya casharadii oo Maqal iyo Muuqaal ah iyo documents kii aad wax ka baran lahayd oo iyagoo pdf iyo ppt ah aad ka heleyso websitekaan.
wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:Golis: +252905550000/ +252907977976Hormud: +252615511156 Ethio-telecom: +251937668488 Somtel: +252667977976 ama Macruufcollege18@gmail.com